Kuliyadda Beeraha Iyo Cilmiga Deegaanka Oo Xustay Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhirta.
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay laguna Xusayey Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhirta taas oo Qaramada Midoobay u asteysay 12 Maajo, oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka Badbaadada Dhirta …








