Maalinta Deegaanka Aduunka oo Laga Xusay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed

Maanta waxa ay ku astaysantahay Maalinka Deegaanka aduunka 5 ta Juun 2024.

Bay’adda/Deegaanku waa guriga kaliya ee aan naqaan meeraha aan ku noolnahay. waa hoygeenna, waxaana loo baahan yahay inaan daryeelno. Deegaanka ayaa ina kobciya, na soo dhaweeya oo na siiya wax badan oo u kor u qaada nolosheenna.


Sannadka 2024-ka, mawduuca Maalinta Deegaanka Adduunka waa “Dib u dhireeynta dhulka, Xaalufinta, iyo U adkaysiga Abaaraha.”

Waxqabadkii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
LATEST POSTS
Scroll to Top