Kulliyada Beeraha iyo CIlmiga Deegaanka oo u Dabbaaldegtay Maalinta Beeraleyda Soomaaliyeed

Maanta oo ay taariikhdu ku astaysnayd 15ka Octoobar 2024 oo ah maalinka beeraleyda Soomaaliyeed ayay kulliyadda beeraha iyo cilmiga deegaanka ugu dabbaaldegtay xarunta kulliyada ee Gahayr.

Xafladdan oo sanad waliba loo dabbaal dego ayaa waxaa soo qabanqaabiyay maamulka iyo ardayda kala duwan ee kulyadda, waxaan xafladda kasoo qeybgalay Macallimiin ka kala socda kulyadaha kala duwan ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Waxqabadkii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
LATEST POSTS
Scroll to Top