Kulan Aqoon-kororsi loogu talagalay Ardayda Dufcadda 7aad Waaxda Cilmiga Deegaanka.

Kuliyadda Beeraha Iyo Cilmiga Deegaanka Ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU) Oo Kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada (MoECC-FGS) Iyo  Hay’ada HESDA ayaa si guul leh u Qabteen aqoon-kororsi loogu talagalay Ardayda Waaxda Cilmiga Deegaanka Dufcadii 7aad, kaa Oo lagu xoojinayo Aqoonta dhallinyarada xirfadlayaasha ah ee ku takhasusay cilmiga deegaanka iyo isbedelka cimilada.

Waxqabadkii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
LATEST POSTS
Scroll to Top