Kulyadda Beeraha & Cilmiga Deegaanka Oo u dabaaldagtay Maalinta Cunnadda Adduunka 16 Oct.

Maanta oo kale 16ka oktoobar waxay dunida xustaa maalinta cuntada aduunka.
Waxaa sanad walba diirada lagu saara ciwaano kala duwan, ciwaanka sanadkaan ayaa ah “Xuquuqda cuntada si nolol wanaagsan iyo mustaqbal wanaagsan loo gaaro.”
 
Soomaaliya waxaa ka jira caqabado ay ka mid yihiin abaaraha, isbedelka cimilada, iyo dhibaatooyinka dhaqaalaha, kuwaas oo saameeya helitaanka cunto ama cunto caafimaad leh.
Aynu ka wada shaqeyno sidii aan u abuuri lahayn xal waara oo aan ku helno cunto nagu filan.
Waxqabadkii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
LATEST POSTS
Scroll to Top