Kala duwanaanshiyaha nooluhu waday lagama maarmaan u yihiin hababka kaaba nolosha Dunida dhamaanteed, oo ay ku jiraan aadanaha. La’aanteed na xayawaanno, dhir iyo noolayaal kala duwan, ma heli karno hab-nololeedyo bad qaba ee aan ku tiirsannahay si ay noo siiyaan hawada aan neefsaneyno iyo cuntada aan cunno.
Biodiversity is vital for the mechanisms that sustain all life on the planet, including people. Without a diverse range of animals, plants, and microorganisms, we cannot maintain the healthy ecosystems on which we rely for the air we breathe and the food we eat.