Kulyadda Beeraha & Cilmiga Deegaanka Oo u dabaaldagtay Maalinta Cunnadda Adduunka 16 Oct.
Maanta oo kale 16ka oktoobar waxay dunida xustaa maalinta cuntada aduunka.Waxaa sanad walba diirada lagu saara ciwaano kala duwan, ciwaanka sanadkaan ayaa ah “Xuquuqda cuntada si nolol wanaagsan iyo mustaqbal …